Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa mar kale Axaddii ku celiyey in “maskaxda laga baaro” madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron, xilli ay sii kordheyso carada ka dhalatay hadal uu ugu gefay…
2020
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa Maanta Golaha Wasiirada Cusub u gudbiyay Miisaaniyadda Dowladda ee 2021-ka, waxaana wasiirada Cusub ee Xukuumadda uu la wadaagay faahfaahinta Miisaaniyadda…
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS oo sheegay in Dowladda Sweden Oo Ka Caawineysa Somalia Ku Biirista Urur Caalami
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Md. Cabdulqaadir Shariikh Sheekhuna Maye, ayaa maanta xafiiska ku qaabilay Mr.Robert Peszkowski oo ka socday safaaradda Sweden ee Soomaaliya. Wasiiru-dawlaha oo kulankiisa ay ku…
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Dowladda Federaalka Soomaaliya Abuukar Cismaan Dubbe ayaa si rasmi ah xilka kagala wareegay Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Mudane Maxamed Cabdi Xayir…
Madaxweynaha Turkiga oo dadkiisa ku booriyay in aysan iibsan baddeecada laga keeno Faransiiska
Iyadoo uu sii xumaanayo xiriirka Dowladdaha Turkiga iyo Faransiiska ayuu madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan waxaa uu dadkiisa ku booriyay in aysan iibsan baddeecadaha lagu sameeyo dalka Faransiiska. Fariin…








