Madaxweynaha maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay xubnaha Hir-Shabeelle ku meteya guddiyada doorashooyinka heer federaal iyo xalinta khilaafaadka. Xubnahan ayaa lagu magacaabay wareegto ka sopo baxday xafiiska madaxweyne Waare,…
2020
Dowladda oo qiimeyn ku sameyneysa Amaanka Gobollada dalka ee la filayo in ay doorashooyinka ka dhacaan
Dowladda Soomaaliya ayaa isku diyaarineysa doorashada 2020-21 oo kol hore ay ku heshiiyeen madaxtooyada Soomaaliya iyo madaxda dowlad gobolleedyada in ay waqtigeeda ku dhacdo. Dhamaan Dowlad gobolleedyada ayaa loo asteeyay…
Maxkamada ciidamada qalabka sida oo xukun ku riday dadkii ka dambeeyay weerarkii xabsiga dhexe
Maxkamada ciidamada qalabka sida ayaa xukuntay 11-Eedeysane oo isugu jiro Ciidamada Asluubta, Xunkusanayaal iyo Garsugayaal lala xariiryay inay kaalin ku lahaayeen weerarkii xabsiga dhexe ee Xamar. Mubarak Ibraahiim Iidle oo…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Axad ah furay Kal-fadhiga 47-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland. Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Axad ah…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…







