Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa goor dhaw cod aqlabiyad ah ku ogolaaday Golaha Xukuumadda cusub ee uu dhawaan soo magacaabay Ra’iisal Wasaare Maxamed Xusseen Rooble. Dhamaan xildhibaannadii fadhiga soo xaadiray oo…
2020
Guddoomiyaha golaha shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo maanta shir guddoominayey kulankii codka kalsoonida loogu qaaday golaha wasiirrada Soomaaliya ayaa ka hadlay halka ay ku dambeyn doonaan shaqada iyo…
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble oo khudbad ka hor jeediyay maanta xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa ka hadlay howlaha hor yaala xukuumadda uu horkacayo ee codka kalsoonida heshay. Ra’iisal…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto uu saaray waxaa uu isbadal ku sameeyay qaar ka mid ah taliyayaasha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed. Taliye ku-xigeenka Ciidanka Xoogagga dalka Soomaaliyeed…








