Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa saxiixay sharciyo dhawr ah, ka dib markii uu ansixiyay Baarlamaanka Galmudug. Munaasabad lagu qabtay Xarunta Madaxtooyada Galmudug ee Magaalada Dhuusamareeb ayuu Madaxweynaha Galmudug…
Yearly Archives
2020
Canada oo ku dhawaaqday inay in ka badan 400,000 muhaajiriin ah qaadanayso sanadkiiba laga billaabo 2021
written by HAJI
Dowladda Canada ayaa ku dhawaaqday qorsheheeda ku aadan qaabilaada qaxootiga (2021-2023), waxayna sheegtay in ay bartilmaameedsan doonto heerka ugu sareeya ee qaadashada soogalootiga. Saddexda sano ee soo socota, Canada waxay…
Shariif Sheekh Axmed oo gaaray magaalada Jowhar ee xarunta dowlad gobolleedka Hirshabeelle
written by HAJI
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa goor dhaw gaaray magaalada Jowhar ee xarunta u ah dowlad gobolleedka Hirshabeelle. Magaalada Jowhar waxaa maalintii shalay lagu dhaariyay xildhibaannada Baarlamaanka 2aad…
Gudoomiyaha aqalka sare oo kasoo horjeestay in xukuumada federalku magacowdo guddiga doorashada xildhibaanada waqooyi
written by HAJI
Guddoomiyaha barlamaanka aqalka sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa sheegay xukuumada Soomaaliya in aysan xaq u lahayn inay soo magacowdo guddiga maamulaya doorashooyinka wakiilada gobolada waqooyi u matalaya labada…









