Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
2020
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo kulan wadatashi ah la yeeshay Safiirka Soomaaliya ee Kenya (Sawirro)
Muqdisho.(SONNA):- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuubakar, ayaa maanta oo Isniin ah kula kulmay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Jamhuuriyadda…
Shirka wada-tashiga guddoomiyeyaasha gobollada iyo degmooyinka oo magaalada Baydhabo ka socda (Sawirro)
Waxaa Maalintii Afaraad ka socda Magaalada Baydhabo ka Shirweynaha wadatashiga guddoomiyeyaasha gobollada Iyo Degmooyinka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Shirka oo ay soo qaban-qaabisey Wasaaradda Arrimaha Gudaha Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa looga…
Wasiirka Haweenka: Way Naga go’an tahay Xaqiijinta 30% ee Qoonddada Haweenka ee Siyaasadda (Sawirro)
Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha,xukuumadda Soomaaliya Marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim (Xaabsade) oo booqasho ku joogta Dawlad Goboleedka Puntland ayaa ujeedka socdaalkeeda wuxuu yahay xaqiijinta 30% qoonddada Haweenka ee siyaasadda.…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…








