Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Yearly Archives
2020
Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen), Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa maanta sheegay in dhawaan la qaadi doono guluf militari, oo Al Shabaab looga saarayo deegaanada ay kaga sugan tahay Koonfur Galbeed. Madaxweynaha…
Hay’adda Amnesty International oo Mareykanka ka dalbatay inuu bixiyo Magdhowga dadkii uu ku dilay howgalada soomaaliya.
written by Admin
Hay’adda Xaquuqda aadamaha u dooda ee Amnesty International ayaa sheegtay in looga baahan yahay Hogaanka Africom marka uu ciidamadiisa ka saarayo Somalia ay bixiyaan magdhow qoysaskii dadkoodi waxyeelada kasoo gaartay…








