Β Hooska ka dhageyso ku celis Barnaamijka barashada nafaqada wanagsan iyo badqabka cunada,maanta waxan kaga hadleynaa Faydhoorka wanagsan ee guriga iyo qofka sida ay uga qeyb qaadan lahaayen nafaqada wanagsan iyo badqabka cunada .Barnaamijka ayaa waxaa soo sartey Hayada Qaramada midoowe uqaabelsan Cunada iyo Beeraha ee FAO
Dhageyso:-Baraamij looga hadlaayo Barashada Nafaqada wanagsan iyo badqabka cunada
previous post