Doodad waxaa Tabinaya Maxamed Cabdiraxmaan Cabdulle waxaana ka qabgalaya liibaan Sheikh Shuceeb iyo Istar Maxamed Nuur
Kaqayb galayaasha waxay ka doodeen sida bulshada loogu dhiiri gelin karo Nabadda iyo dimuqraadiyadda marka loo eego Xaaladaha doorasho ee dalka.