Tartankii dhexmarey caawa xaafadaha kala ah Howl wadaag (B) iyo Isha (A) oo iskula jirey Group (B) waxaa uu ahaa mid xiisa leh oo labada xaafadoodba soo bandhigey tartan Qurux badan asluubna ku dheehan tahay .
Xaafadaha oo la kala waydiiyey min Todobo su’aal ayaa xaafada Howlwadaag (B) tartanka ka heshey dhibcooyin gaareya 13 dhibcood
Halka xaafada Isha (A) la timid 10 dhibcood
Guusha waxey raacdey xaafada Howl wadaag (B)
Hambaliyo labada xaafadba madama ay dadaal fiican sameeyeen.
Habeen dambe waxaa is arki doona Horseed A iyo Isha B
Diyaar garooba insha’allah