Mowduuca totobaakan ee dooda Nabadda waa xaq ma’uleeyihiin Haweenka in ay helaan fursado lamid ah mida raga ay helaan
Waxaa dooda Tebinaaya Shukri Ismaaciil Axmed
Waxaa kala qaybgalay Shukir Bashiir oo ah xildhibaan hore ee baarlamankii 1aad kgs hadana ah u ololeeyey dhanka haweenka,
Saabiriin Maxamed Xasan oo ah gudoomiyaha arimaha bulshada Xaafada waaberi ee magaalada Baydhabo iyo
Ruqiyo Cabdi Cali oo kamid ah ururada bulshada rayidka.