Hoos ka dhageyso Natiijada tartan aqooneedka Idaacada Warsan oo Caawa is arkey Xaafadaha kala ah H/wadag A iyo Salaamey A
Labada Xaafadod waxey soo bandhigeen Tartan aqoon iyo Akhlaaq ku dheehan
Balse nasiibku qof umbuu taageera
Xaafadaha H/wadag A iyo Salaamey A ayaa waxey kala heleen
Salaamey A 8 dhibcood
H/wadag. A 15 dhibcood
Sidaasna waxaa ku hartey Xaafada Salaamey (A )halka H/wadag (A) Ay gudubtey
Hambaliyo labada Xaafadood maadama ay dadaaleen
Habeen dambe waxaa is arki doona Daarusalaam B iyo Towfiiq A
Inshaโallah