Hoos ka dhagyeso Barnaamijka Arimaha Bulshada oo todobaadka oo aan ku soo qaadaneyso Caafimaadka oo maalin kaata Axad ah aad ka dhageysataan Idaacada Warsan ,Barnaamijka qeybihiisa dambe ayan dhageystayaasha qadka Telephoneka aga qeyb qaatey waxana barnaamijka idin soo Jeedinayaa wariye maxamuud Cali C/llahi (Gaabshaa)