Doodaan ka baxdey maanta Idaacada Warsan ee Magaalada Baydhabo ayaa waxaa looga hadlaayo Takoorka Qabiilada,waxana ka qeyb galey :-
1-Xaaji Maxamed Sanay Ahmed
2-Abdirashiir Aadan Yuusuf tobta Nabada
3: Nuuney Cali Xasan
Hoos ka dhageyso dooda oo daadihineyseya Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)