Maxkamadda Cadaaladda Caalamiga ayaa maanta lagu wadaa inay shaaciso go’aankeeda ku aaddan dacwadda badda Somaliya, ee ay Kenya muranka gelisay.
Tan iyo sanadkii 2014 oo uu soo jiitamayay kiiska dacwadda badda ayaa go’aanka maxkamadda ee maanta uu noqon doonnaa mid lagu kala baxo, oo dhinac-na loo xukmiyo.
Maxkamadda Cadaaladda Caalamiga oo maanta go’aan ka gaaraysa kiiska badda
previous post