Waxaa soo baxaya faahfaahin la xiriira qarax goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho,waxaana qaraxa ku dhintey weriye Cabdicasiis Afrika oo ka mid ahaa weriyaasha caanka ahaa ee u shaqeeya dowlada federalka.
Wararka ayaa sheegaya in qaraxa uu ahaa mid lagu xirey gaari uu watay weriye Cabdicasiis Afrika.
Weriye Cabdicasiis Afrika Oo Ku Dhintey Qarax Ka Dhacay Muqdisho
previous post