Hoos ka dhageyso Ku celiska Barnaamijka Beeraha oo looga hadlaayo sida fiican ee wax loo beerto.maanta barnaamijka waxn aga hadleynaa beerashada Dalagyada oo ay ka mid yihiin Galeyda,Misagada,Digirta iyo Faa’idada ay uleeyihiin Nolasheena.Barnaamijka Waxaa soo saartey Hayada Qaramada Midoowe uqaabelsan Cunada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacada Warsan
Dhageyso Ku celiska Barnaamijka Beeraha oo looga hadlaayo sida fiican ee wax loo beerto.
previous post