Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
2021
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Gen, Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa la kulmay madaxa Amisom ahna wakiilka gaarka ah ee guddoomiyaha midowga Afrika Ambassador, Francisco Madeira oo ay wehliyaan saraakiisha sarsare…
Deni oo markii ugu horeysay ka hadlay diiwaagelinta codbixiyaasha oo ka socoto deegaanada Puntland
Madaxweynaha maamulka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho, ayaa markii ugu horeysay ka hadlay barnaamijka diiwaan-gelinta codbixiyaasha ee ka socda saddex degmo oo ka tirsan Puntland.…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Hoos ka dhageyso ku celiska Barnaamijka oo looga hadlaayo Barshada nafaqada wanagsan iyo badqabka Cunada,Barnaamijka maanta qaar ahn waxa kaga hadleynaa Cunada nafaqada leh Dhageyso:-ku celiska Barnaamijka Barashada Nafaqada was…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa xalay Magaalada Muqdisho kula kulmay Danjiraha Talyaaniga ee dalka u joogga, Amb. Alberto Vecchi. Madaxweynaha Galmudug ayaa waxaa kulanka ku wehlinayay…








