Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa saacadaha soo socda ee maanta lagu wadaa inuu si rasmi ah uga furmo shirka wada-tashiga arrimaha doorashooyinka ee dowladda federaalka yo dowlad goboleedyada dalka.…
2021
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa baaq nabadeed u dirtay beelaha walaalaha ah oo ay dirirtu ku dhexmartay qaybo ka tirsan Degmada Beladwayne ee xarunta Gobolka…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Afhayeenka Xukuumadda Somaliya, Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa beeniyay inay jiraan qodobo lagu heshiiyay Shirka Wadatashiga Qaran ee maanta ka furmay Magaalada Muqdisho. Afhayeenka ayaa been abuur ku tilmaamay wararka leesla…
Hoos ka Barnaamijka Nafaqada wanaagsan iyo badqabka cunada oo looga hadlaayo Barshada nafaqada wanagsan iyo badqabka Cunada,Barnaamijka maanta qaar ahn waxa kaga hadleynaa Cunada nafaqada leh Dhageyso:-Barnaamijka Beeraha was last…








