Kooxda Daalibaan ayaa shuruudo adag ku xiray ka qeybgalka shirka ka dhicidoona magaalada Istanbul ee waddanka Turkey, sida ay warbaahinta u xaqiijiyeen sariikiil sare oo ka tirsan Daalibaan. Shuduudaha ayaa…
2021
Ra’iisul Wasaare Rooble oo Ummadda Soomaaliyed ugu tacsiyadeeyay geerida Abwaan Sooraan
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ummadda Soomaaliyeed ugu tacsiyadeeyay geerida Allaha u naxariistee Abwaan Sooraan oo ku geeriyooday magaaladda Burco ee gobalka Togdheer. “Eebbe ha u…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Wasaaradda Waxbarashada dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa dowladda Soomaaliya ku eedeeyey in aysan kala tashan halka ay imtixaanaadka Dugsiga Sare ku galayaan arday ku nool deegaanka Ceelasha Biyaha.Wasiirka wasaaradda waxbarasha…
Madaxda Soomaalida oo maanta soo gabagabeyn doono shirka looga hadlayo doorashooyinka
Waxaa maanta Khamiista lagu wadaa in heshiiska doorashada lagu saxiixo xerada Afisyooni kadib wada hadal muddo todobaad ah u socdday R/Wasaaraha Soomaaliya, madaxweyneyaasha maamul goboleedyada iyo gobolka banaadir. Madaxda Soomaalida…








