War murtiyeed ayaa lagasoo saaray shirkii wadatashiga qaran ee arrimaha doorashooyinka ee Muqdisho uga socday raysal wasaaraha Soomaaliya, madaxweynayaasha dowlad goboleedyada iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir. Madaxda ayaa ku heshiisay in…
Yearly Archives
2021
Madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel Macron ayaa shacabka Rwanda ka codsaday inay Faransiiska ka cafiyaan khaladaadkii lala xiriiriyay xasuuqii dalkaasi ka dhacay sanadkii 1994-kii, oo ay ku dhinteen dad tiradooda lagu qiyaasay…
Hoos ka Dhageyso Barnaamijka Barshada nafaqada wanagsan iyo badqabka Cunada,Barnaamijka Maanta waxan kaga hadleynaa baahida nafaqo ee looga baahanyahay qeybaha nolasha ee Dadka.barnaamijka waxaa iska kaashadey hayada Qaramada Midoowe uqaabelsan…
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in 42 kun oo ardey ay u fariisaneyso Imtixaanka sanad dugsiyeedka 2020-2021 oo Barri ka bilaabanaya dalka. Agaasimaha…








