Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
Yearly Archives
2021
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Dhageyso:-ku celiska Barnaamijka Barshada nafaqada wanagsan iyo badqabka Cunada
written by Warsan Radio
Dhageyso ku celiska Barnaamijka Barshada nafaqada wanagsan iyo badqabka Cunada,Barnaamijka Maanta waxan kaga hadleynaa baahida nafaqo ee looga baahanyahay qeybaha nolasha ee Dadka.barnaamijka waxaa iska kaashadey hayada Qaramada Midoowe uqaabelsan…
Danjiraha Dowladda Itoobiya ee dalka u joogga, Amb. Cabdulfataax Cabdullaahi Xasan ayaa maanta Madaxweynaha Jubbaland ku booqday hoyga uu ka degan yahay Magaalada Muqdisho. “Madaxweynaha Dowladda Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed…






