Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo gacan kahelaysa Dowladda Sweden iyo Hey’adda save the Children ayaa maanta ku guuleeysatay furidda Mashruuc lagu balaarinayo xarunta Caafimaadka ee magaalada Huurshe oo qayb ahaan gacan…
Yearly Archives
2021
Qaar ka mid ah Wasiirada Koonfur Galbeed oo Isbitaalka ku Booqday dhaawacyada Qaraxii maanta “SAWIRRO”
written by Admin
Wasiirada Caafimaadka, Warfaafinta, Shaqada iyo Waxbarashada ayaa galabta ku booqday isbitaalka (Bay Regional Hospital) ee magaalada Baydhabo dhaawacyada dadkii shacabka ahaa ee maanta kooxda Al-Shabaab qarax miino ah la beegsatay.…
Madaxweynaha Somaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee India, Virander Kumar Paul. Madaxweynaha ayaa muujiyay dadaalada miro-dhalka ah ee dowladdu ay gelisay xoojinta xiriirka…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…






