Taliyaha Ciidanka boliiska dowladda Federaalka Soomaaliya Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa ka hadlay qorshaha diyaar garoowga sugida amniga doorashooyinka ka dhacaya dalka. Taliyaha oo la hadlayay warbaahinta Qaranka ayaa…
Yearly Archives
2021
Wafdi uu hoggaaminayay Taliyaha qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga dalka Jenaraal Maxamed Sheekh Cabdullaahi (Ciirow) ayaa Maanta gaaray Magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Taliye Jenaraal Maxamed Sheekh iyo Saraakiil…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…






