Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
Yearly Archives
2021
Ra’iisul Rooble oo warbixin ka dhageystay Guddiga Xaqiijinta Guddiyada Doorashooyinka
written by HAJI
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo warbixin faahfaahsan ka dhageystay Guddiga Xaqiijinta Xubnaha Guddiyada Doorashooyinka ayaa bogaadiyey shaqada wanaagsan ee ay ka qabteen xal u helista…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Hoos ka dhageyso Dooda oo Daadihineyso Shukri Ismaaciil Axmed,waxana ka qeyb galey:- 1.Cabdi Jibriil aadan Maxamuud oo ah afhayeenka Degmada 2.Maxamuud C/llahi Cali (Guduumiyaha Degmada ee Dhalanyarada 3.Isaaq Xasan Maxamuud…






