Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Yearly Archives
2021
Dhageyso:-Mowduuca dooda todobaadka oo looga hadlaayo Sida dadka xoogsatada ah muhiim uga tahay Nabada In ay si Nabad ah ku shaqeystaan.
written by Warsan Radio
Waxaa dooda todobaadkan tabinaya Shukri Ismaaciil Axmed waxaana kala qaybgalayCiisa nuur sheekhXuseen Maxamed MaxamuudXuseen Ibraahim MaxamedOo dhamaantooda ah muruq maalato noloshooda ku maareeya waxay maalinkii ay shaqaystaan. Waxayna doodaan ku…
Dhageyso:-Mowduuca Dooda todobaadka waa Sida weriyaasha iyo warbaahinta ugu qayb qaadan karaan Nabadda.
written by Warsan Radio
Waxaa doodaan soo jeedinaya Maxamed Cabdiraxmaan Cabdulle waxaana kala qeyb galay Muxidiin Xasan Maxamed oo ah Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Koonfur Galbeed Soomaaliya (Suwejo) ,Shukri Bidhaan oo ah weriye katirsan Radio…





