Waxaa doodaan soo jeedinaya Maxamed Cabdiraxmaan Cabdulle waxaana kala qeyb galay Muxidiin Xasan Maxamed oo ah Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Koonfur Galbeed Soomaaliya (Suwejo) ,Shukri Bidhaan oo ah weriye katirsan Radio Ergo iyo Siidcali Muuse Maxamed oo isna ka tirsan Radio Arlaadi waxaaana ka qayb galayaasha laway diiyey
Su’aalo ku Aadan sida ay ugu qayb qaataan Nabadda iyo doorka ay ku leeyihiin deminta colaada iyo baridda Faa’iidooyinka Nabada ay ka heli karaan bulshada ay wax utabiyaan.
Dooda inta ay socotay waxay soo bandhigeen ka qayb galayaasha dhacdooyin colaadeed oo ay warbaahinta iyo weriyaasha ay door wanaagsan ka cayaaraan deminta colaadahaas iyo soo celinta nabad gelyada meelihii colaadu la jirtay