Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa xalay Degmada Waajid ee Gobolka Bakool kula kulmay Odayaasha Dhaqanka ee degmadaasi. Madaxweynaha ayaa hoyga uu ka degan yahay degmadaasi ku qaabilay…
2021
Midowga Yurub ayaa ugu hanjabay Mas’uuliyiinta dalka Lubnaan Cunaqabateyn toos ah hadii aysan badbaadin dhaqaale xumida wadankaasi uu la daala dhacayo.Uqeybsanaha arrimaha siyaasadda Midowga Yurub Josef Boril ayaa sheegay inuu…
Ciidanka Xoogga Dalka oo maleeshiyaad ka tirsanaa Al-Shabaab ku dilay howlgal ka dhacay gobolka Baay (Sawirro)
Diinsoor. Ciidanka xoogga dalka ee ku sugan degmada Diinsoor ee gobolka Bay ayaa howlgal ku dilay ilaa 24-ka tirsan maleeshiyada Al-shabaab,halka tiro kalena lagu dhaawacay. Howlgalka ayaa yimid kadib markii maleeshiyada…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya Kate Foster. Kulanka dhexmaray Ra’iisul Waaare Rooble iyo Safiir Kate…
Dowlaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa kala saxiixday heshiis ganacsi oo ku qotoma isdhaafsiga wax-soosaarka labada dalka sida Jaadka iyo Kalluunka. Wasiirka wasaaradda Kalluumeyisiga iyo Kheyraadka badda, wasiirka Gaadiidka, Danjiraha Itoobiya…








