Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
2021
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Dhageyso:-ku celiska Qeybta 6aad Barnaamijka Barashada Nafaqada Wanaagsan iyo Badqabka Cunada
Dhageyso ku celiska Barnaamij looga hadlaayo Barashada Nafaqada Wanaagsan iyo Badqabka Cunada.barnaamijka Maanta waxan kaga hadleynaa nafaqada laga helo Kaluunka,barnaamijka waxaaa soo saartey hayada qaramada midoowe u qaabelsan Cunada iyo…
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyay isla markaana bogaadiyay ganacsiga dalka Ethiopia loogu iibgeynayo kalluunka lagana soo iibsanayo jaadka ama qaadka. Maxamed Cabdulaahi Farmaajo Madaxweynaha muddo…
Munaasabad makatabada qaranka Soomaaliya loogu wareejinayay deeq buugaag ah oo ka timid maktabada dalka Qatar ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Somaaliya. Xaflada wareejinta buugaagatan deeqda ah…








