Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Shabellaha Hoose, Cabdiqaadir Maxamed Nuur (Siidii) ayaa maanta safar dhinaca cirka ah ku tagay Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabellaha Hoose, isagoona magaaladaasi kulamo kula leh Maamulka…
Yearly Archives
2021
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
RW Rooble “61 sano ka dib, weli baahida ugu weyn ee la qabo waa midnimo iyo wadajir”
written by HAJI
Ra’iisal Wasaaraha Somaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay 61 sano guurada ka soo wareegtay xorriyadda dalka ee 1da Luulyo iyo Midowga Koonfur iyo Waqooyi. “Waaxan shacabka Soomaaliyeed…
Dhageyso:-Dood ku saabsan sida dhalanyarada ugu qeyb qaadanayaan ka shaqeynta arimaha Nabada iyo is dhex galka bulshada+Sawiro
written by Warsan Radio
Dhageyso dooda cadaalladda iyo Dimuqraadiyadda oo todobaadkan looga hadlaayo sida dhalanyarada uga qeyb qaadanayaan Nabada dooda waxaa daaadihineysey Wariye Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan) waxan ka qeyb qaley Cumar Saalax Hussein…






