Hoos ka dhageyso Barnaamijka barashada nafaqada wanagsan iyo badqabka cunada,maanta waxan kaga hadleynaa Faydhoorka wanagsan ee guriga iyo qofka sida ay uga qeyb qaadan lahaayen,Barnaamijka ayaa waxaa iska kaashadey Hayada…
Yearly Archives
2021
Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxaa Maanta gaaray Wafdi uu hogaaminayo wasiirka Arrimaha gudaha Hirshabeelle oo ka kooban Golaha Wasiirada dowlad Goboleedka HirShabeelle, kuwaas oo ku kala sugnaa Magaalooyinka…
Faransiiska oo dib u bilaabayaa dagaalka uu kula jiray ururada hubeysan ee ka dagaalama dalka Mali.
written by HAJI
Dawlada Faransiiska ayaa sheegtay in ciidameeda jooga dalka Maliay dib u bilaabayaan howlgalada ka dhanka ah ururada hubeysan ee dalkaaska jira.Wasaaradda difaaca Faransiiska qoraal kasoo baxay ayaa lagu sheegay inciidamadooda…







