Hoos ka dhageyso Barnaamijka barashada nafaqada wanagsan iyo badqabka cunada,maanta waxan kaga hadleynaa Faydhoorka wanagsan ee guriga iyo qofka sida ay uga qeyb qaadan lahaayen,Barnaamijka ayaa waxaa iska kaashadey Hayada Qaramada Midoowe uqaabelsan Cunada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacada Warsan
Dhageyso:-Barnaamijka barashada nafaqada wanagsan iyo badqabka cunada
previous post