Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Maanta Furay kala fadhiga Saddexaad ee Gollaha Wakiilada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed. Kulanka ayaa waxaa sidoo kale goobjoog ka ahaa…
2021
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo magacaabay Guddoomiyiha Gobolka Bay
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyihii Gobolka Bay Cali Wardheere Cabdiraxmaan. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Cabdixakiin Xasan Ashkir, Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha Somaliya ayaa Magaalada Muqdisho tababar ugu soo xiray Guddiyada Doorashooyinka & Xalinta Khilaafaadka. Tababarka oo 3 cisho socday ayay Guddiyada Doorashooyinka &…
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen oo gelinkii dambe ee shalay ka ambabaxay Muqdisho ayaa xalay gaaray Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya. Madaxweyne Lafta-gareen…








