Magaalada Degmada Bandar-Bayla ee gobolka Karkaar waxaa Maanta ka dhacday munaasabad lagu dooranayay Guddoomiyaha Golaha degaanka degmadaas, iyada oo ay golaha degaanka doorteen guddoomiye Cuusb. Golaha degaanka oo ka kooban…
2021
Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland ayaa waxaa gaaray wafdi ay hoggaamineysay Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta Fowsiya Abiikar Nuur, iyagoona halkaas lagu soo dhaweeyay. Wasiir Fowsiya Abiikar Nuur…
Guddiga doorashooyinka Koonfur Galbeed oo doortay gudoomiye iyo guddoomiye ku-xigeen
Magaalada Muqdisho waxaa Maanta kulan ku yeeshay Guddiga Doorashooyinka Koonfur Galbeed Soomaaliya, iyaga oo doortey Gudoomiye iyo Gudoomiye Kuxigeen. Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Koonfur Galbeed ayaa loo doortay Yuusuf Cabduqaadir Maxamed…
Ra’iisul Wasaare Rooble oo kala hadlay Wakiilada Beesha Caalamka arrimaha Doorashooyinka
Ra’iisul wasaaraha Xukumadda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa Wakiillada Beesha Caalamka la yeeshay kulan looga hadlay horumarrada laga sameeyay arrimaha doorashooyinka dalka iyo heshiiskii madaxda Dowladda Faderaalka iyo Dowlad-goboleedyada…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…







