War-saxaafadeed ay si wada jir ah u soo saareen saaxiibada caalamka ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay inay aad u taageersanyihiin dadaallada Ra’iisul Wasaare Rooble iyo horumarka laga gaaray shirkii Golaha…
Diyaarad Ruush laga leeyahay oo ay la socdeen 29 qof ayaa lagu waayay Jasiiradda Kamchatka ee bariga fog ee Ruushka, sida ay ku warantay wakaaladda wararka ee TASS oo soo…
Baarlamaanka Israel ayaa diiday in uu cusbooneysiiyo sharci ku meel gaar ahaa oo markii ugu horeysay la meel-mariyay 2003-dii, kaasi oo ka hor-istaagayay xaasaska muwaadiniinta Carabta ah ee Israel ee…