Kumannaan maxaabiis oo ka tirsan ciidamada federaalka Itoobiya ayaa lagu soo bandhigay magaalada Maqalle ee caasimadda gobolka Tigray, iyadoo dadweyne ay isugu soo baxeen waddooyinka iyagoo la dhacsan arrintan. Maxaabiistan…
2021
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa Baaq nabadeed u diray Bulshada Reer Baladwayne, kaas oo ku aadan xiisada u dhaxeysa Ciidamada Ammaanka iyo maleeshiyaadka janeraal Xuud.…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa xalay xilli dambe gaaray Dalka Nigeria. Wafdiga oo ka ambabaxay Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka…
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Faderalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowlad Goboleedka Puntland ayaa shaacisay Liiska Xubanaha golaha deegaanka Degmada Bandar-Bayla Gobalka Karkaar. Liiska ay Wasaaradda shaacisay oo ka kooban 23 Xubnood ayaa waxaa…
Ra’isul Wasaare Rooble oo warbixin ka dhageystay Madaxda Wasaaradda Waxbarashada “Sawirro”
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha & Tacliinta Sare Mudane Eng. Cabdullaahi Abuukar Xaaji, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarshadda Mudane Maxamed Caabi Xasan iyo hawl-wadeeno ka tirsan Wasaaradda Waxbarashadda DFS ayaa maanta…
Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose oo kormeeray garoonka diyaaraddaha ee Shalaambood “Sawirro”
Guddoomiyaha Gobalka Shabeellaha Hoose mudane Cabdulqaadir Sheekh Maxamed Nuur (Sidii) iyo Guddoomiyaha magaaladda Marka ahna duqa degmadda mudane Cabdulaahi Cali Axmed (Waafow) ayaa si wadajir u kormeeray garoonka diyaaradaha ee…







