Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo C/rashiid Axmed Ibraahim (Rashka Boy)
2021
Guddiga doorashada ee dowlad Goboleedka Hirshabelle ayaa goordhow doortay Guddoomiye iyo Kuxigeen, waxaana Guddoomiyaha loo doortay Axmed Xasan Diini oo wareegtadii sanadkii hore ka soo baxday Madaxweynihii hore ee Hirshabelle…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Qasriga Madaxtooyada kumeel gaarka u ah Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee Magaalada Baydhabo ku qaabilay wafdi uu hogaaminayey Agaasimaha…
RW Rooble oo kulan looga hadlay amniga doorashooyinka la qaatay guddiga amniga doorashooyinka.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay guddiga amniga doorashooyinka oo isugu jira taliyeyaasha booliiska heer Fedaraal iyo heer dowlad goboleed, gobolka Banaadir iyo Taliska…







