Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Maxamed Cali Baaqow
2021
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa galabta Magaalada Baydhabo kula kulmay Rugta Ganacsatada Koonfur Galbeed iyo Guddiga Gaadiidleyda Soomaaliyeed. Kulanka oo ka dhacay Aqalka Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo…
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, General Odawaa Yuusuf Raage oo maalmahaanba booqasho ku joogay Degmada Buulo Burde ee Gobolka Hiiraan ayaa kormeeray fasiirimaha Ciidanka Xoogga Dalka ku leeyihiin duleedka degmadaasi. Taliyaha…