Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Yearly Archives
2021
Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF) Maxamed Xasan Cirro ayaa xalay kulan diiradda lagu saarayay sugidda iyo xaqiijinta amniga doorashooyinka la qaatay Guddiga Amniga Doorashooyinka heer Qaran,kaas oo uu…
Gudoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed, Cali Saciid Fiqi ayaa galabta u damaashaad tagay Xeebta Degmada Baraawe. Gudoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed ayaa waxaa damaashaadkiisan ku wehlinayay xubno uu ka mid yahay Gudoomiyaha…
Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa kulammo goonni goonni ah la yeeshay xubno ka tirsan beesha caalamka. Ra’iisul wasaare Rooble ayaa maanta qaabilay Danjiraha Midowga…








