Wararka ka imaanaya deegaanka Kaban ee Waqooyiga magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in halkaasi ciidamo ka tirsan Kumaandooska Soomaaliya ka fuliyeen howlgalo qorsheysan oo lagu burburiyay Saldhig…
Yearly Archives
2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo ku aaddan Ciidda Carafo u diray Shacabka Soomaaliyeed iyo Muslimiinta Caalamka ee u dabbaal-degaya farxadda Ciiddan. Madaxweynaha ayaa tilmaamay fadliga…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ugu hambalyeeyay Shacabka Soomaaliyeed Ciidda Carafo
written by HAJI
Guddomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman ayaa guud ahaan Ummdda Muslimiinta, gaar ahaan Shacabka Soomaaliyeed meelwalba oo ay joogan uga hambalyeeyey Ciida Carafo Islamarkana u…






