WARARKA MAANTA Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan written by Warsan Radio Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle) Continue Reading August 13, 2021 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest
WARARKA MAANTA Rooble oo la kulmay xildhibaanada Soomaaliyeed ee Baarlamaanka Kenya written by HAJI Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Xildhibanada Soomaaliyeed ee ku jira Baarlamaanka Kenya oo ay kawada hadleen xiriirka labada waddan iyo danaha dadka Soomaaliyeed ay ku… Continue Reading August 13, 2021 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest
WARARKA MAANTA Daalibaan oo la wareegay magaalada labaad ee ugu weyn Afghanistan ee Kandahar written by HAJI Ururka Daalibaan ayaa qabsaday magaalada Kandahar oo ah magaalada labaad ee ugu weyn Afghanistan,taas oo dhabar jab ku ah dowladda guul weynna u ah mintidiinta.Magaalada Kandahar waxay mar ahaan jirtay… Continue Reading August 13, 2021 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest
WARARKA MAANTA Wararkii ugu dambeeyay ee cudurka Covid-19 oo dad ugu dhinteen dalka Soomaaliya written by HAJI Cudurka Covid 19 ayay dad ugu dhinteen qaar ka mid ah magaalooyinka Soomaaliya 24kii saacadood ee ugu dambeysay iyadoo Wasaarada Caafimaadkuna bilowday inay kordhiso ololaha tallaalka cudurka Covid 19. Warbixin… Continue Reading August 13, 2021 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest
WARARKA MAANTA Ciidanka Xoogga oo horjoogayaal ka tirsan Al-Shabaab ku dilay Gobolka Jubbada Hoose written by HAJI Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyea gaar ahaan Ururka 5aa ee Guutada 16 aad iyo Ciidanka Daraawiishta iyo Nabadsugida Jubbaland oo Isgarabsanaya ayaa howlgal ka fuliyey Deeganno ka tirsan Gobolka Jubada hoose.… Continue Reading August 13, 2021 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest
WARARKA MAANTA Ciidanka Xoogga oo Howl-galo ka dhan ah argagixisada ka sameeyay Gobolka Shabeellaha Hoose written by HAJI Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa Amniga degmada Walaweyn ayaa howlgal wadajir ah waxaa saacadihii la soo dhaafay ka sameeyeen tuulooyin hoostaga Degmada Walanweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalkaan oo ay… Continue Reading August 13, 2021 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest
WARARKA MAANTA Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kor u qaadeyso dadaallada lagu tallaalayo bulshada ee Caabuqa COVID-19 written by HAJI Soomaaliya ayaa maanta ka heshay xarunta COVAX 302,400 oo ah tallaalka Johnson & Johnson (J&J), qabytii ugu horaysay. Tallaallaka J&J, oo ay ku deeqday Mareykanka, ayaa ah tallaaladii ugu horreeyay… Continue Reading August 13, 2021 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest
WARARKA MAANTA Burcad baddeed Soomaali ah oo markab ku weeraray xeebaha Soomaaliya written by HAJI Markabka oo ahaa mid ganacsi ayaa kooxaha Burcad baddeeda Soomaalida waxaa ay weerareen xilli uu marayay meelo kamid ah xeebaha dalka Soomaaliya, isaga oo waday Agab Ganacsi oo aad u… Continue Reading August 13, 2021 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest
WARARKA MAANTA Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan written by Warsan Radio Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Muqtaar Sheekh Aadan (Dalmar) Continue Reading August 13, 2021 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest
WARARKA MAANTA Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan written by Warsan Radio Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan) Continue Reading August 13, 2021 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest