Hoos ka dhageyso Warka Subax ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Muxidin Xasan Maxamed (Xusni)
Yearly Archives
2021
Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiye ku-xigeenka guddida xalinta khilaafadka oo kusoo wajahan Baydhabo
written by HAJI
Wafdi ka socda Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashada oo uu hogaaminayo gudoomiye ku-xigeenka Guddiga Maxamed Ibrahim Barre ayaa saakay usoo safray magaalada Baydhabo ee caasimada ku-meelgaarka ah Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed.…
Baarlamaanka Maamul goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa doortay saddax xilldhibaan oo ka dhinaa xubnaha aqalka sare Koonfur Galbeed ku matalaya Barlamaanka 11-aad ee Soomaaliya. Tirada guud ee Sanatarada laga rabay…








