Madaxweynaha dalka Turkiga Rajeb Tayyib Erdogan ayaa dalalka reer Yurub u soo jeediyey inay qaadaan mas’uuliyadda muhaajiriinta ka imanaya dalka Afghanistan, isagoo sheegay in Turkigu uusan aheyn dal u taagan…
Yearly Archives
2021
Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo uu guddoominayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka furmay magaalada Muqdisho. Shirka ayaa mudada uu socdo diirada lagu saaraya dardargelinta howlaha doorashooyinka,…
Duulimaadyadii uu Mareykanka muwaadinintiisa ku daad gureynayay ayaa dib uga bilowday Afgaanistaan kadib markii la hakiyay ku dhawaad 7 saacadood Jimcihii. Saldhigga Mareykanka ee Qatar ayaa noqday mid buux dhaafay…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…







