Hoos ka dhageyso Warka Subax ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Muxidiin Xasan Maxamed (Xusni)
Yearly Archives
2021
Madaxweyne Farmaajo oo daah furay Munaasabadda guddiga 4-aad ee Af-soomaaliga (Sawirro)
written by HAJI
Madaxweynaha Muddo xileedkiisa dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa daah furay munaasabadda lagu howl-gelinayo Guddiga 4-aad ee Afsoomaaliga, taas oo lagu qabtay tiyaatarka qaranka ee muqdisho. Munaasabadaan ayaa waxaa sidookale kasoo…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaliyeed general Odowaa Yuusuf Raagge ayaa magaalada Addis Ababa kula kulmay taliyaha ciidamada Milatariga Ethiopia Berhanu jula iyagoo ka wadahadlay iskaashiga labada dal ee dhinaca amniga…






