Wabiga Shabelle ayaa ka fatahay deegaano ku dhow magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabelle kadib markii uu wabigu soo buux dhaafiyay. Wabiga ayaa ka fatahay meel u dhexeysa magaalada…
2021
Ciidamada dawladda Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedka Galmudug ayaa dib u qabsaday duhurnimadii maanta magaalada Camaara ee Gobolka Mudug, halkaasi oo muddo kooban ay saaka soo galeen maleeshiyada Al-Shabaab. Ciidamada…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo guddoomiyey kulan u dhexeeyey Golaha Wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka iyo wakiilada Beesha Caalamka u jooga Soomaaliya ayaa looga hadlay dar-dargelinta…
Wasiirka Haweenka oo qaabishay saraakiil ka socotay Safaaradda Finland ee Soomaaliya
Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim oo uu wehliyo agaasimaha guud ee Wasaaradda, mudane Isxaaq Xaashi Jimcaale, ayaa maanta kulan kula yeeshay…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
R/wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa markii ugu horeysay si cad u sheegay inuu xalin doono tabashada shacabka Hiiraan ay ka qabaan maamulka Hirshabelle. Afhayeenka Xukuumadda Maxamed Ibraahin…










