Diyaaradaha dagaalka dalka Kenya ayaa xalay waxaa ay duqaymo xoogan ka geysteen degaano hoostaga Degmadda Ceelwaaq ee gobolka Gedo. Diyaaradaha oo joog hoose ku socday ayaa duqeeyay degaannada kala ah,…
Yearly Archives
2021
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Cabdirshiid…
Allaha unaxariistee waxaa magaalada Muqdisho goor dhawayd ku geeriyooday, majaajiliiste Cabdi Muridi Dheere (Ajakis), sida warbaahinta Universal oo uu ka mid ahaa howlwadeenadeeda ay boggeeda Facebook ku shaacisay. Marxuumka ayaa…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee, Marxuum Cabdi Muriidi…







