Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa shaaciyay liiska musharaxiinta ku tartameysa afarta kursi ee ka dhinaaa aqalka sare. Labo kursi oo ka mid ah kuraastan lagu tartamayo ayaa…
2021
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda oo nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirannimo ka guddoomay Safiirka Sweden.
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Balal Maxamed Cusmaan, ayaa nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirannimo kaga guddoomay Safiirka Boqortooyada Sweden ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Per…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Kismaayo ku qaabilay ku xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Anita Kiki Gbeho, oo booqasho ku tagtay…
Guddiga hirgelinta doorashooyinka ee Jubbaland oo shaaciyey xiliga la qabanayo doorashada afarta kursi ee dhiman
Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubbaland ayaa shaaciyey xiliga la qabanayo doorashada afarta kursi ee ka dhiman aqalka sare ee deegaan doorashadoodu tahay Jubbaland Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Heer…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/Rashiid Axmed…
Guddiga Doorashada Somaliland oo sheegay in Doorashada Golaha Shacabka ku dhaceyso waqtigeeda
Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Gobollada Waqooyi ee Somaliland Khadar Xariir Xuseen, ayaa sheegay in maalmaha soo socda ay bilaabi doonaan doorashada Xildhibaannada Golaha Shacabka ee ka soo jeeda Gobollada Waqooyi. Guddoomiye…








