Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
2021
Maamulka Puntland iyo Midowga Yurub oo ka wadahadlay ka hortaga hubka laga dejiyo xeebaha Boosaaso
Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo gadiidka badda puntland Senetor Mohamed Abdi Majiino iyo Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Qorshaynta Hor-umarinta dhaqaalaha iyo Xiriirka Caalamiga ahna Duqa Degmada Bossaso Abdiqani Ahmed Ismail (Deera-dile) ayaa…
Wasiirka Wasaarada Gadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Duraan Axmed Faarax ayaa maanta Xariga ka jaray Dhismaha cusub ee qeybta Terminaalka garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Magaalada Baladweyne. Munaasabada…
Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa is bedel ku sameeyay Hoggaanka Maamulka Gobolka Shabellaha Hoose. Madaxweynaha ayaa xilka ka qaaday Gudoomiyihii Gobolka Shabellaha Hoose, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Siidii)…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/Rashiid Axmed…







