Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya Balaal Maxamed Cismaan ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay xoojineyso xiriirka wadamada deriska ah gaar ahaan kan ka dhaxeeyay Dalalka…
2021
Madaxweyne Farmaajo oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Guddigii Soomaaliya ee Kiiska Baddeena
Muqdisho, Oktoobar 16, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Guddiga Soomaaliya ee Kiiska Baddeena ayaa ku bogaadiyey doorka taariikhiga ah ee ay…
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta ayaa dhammaan shaqaalaha dowladda iyo kuwa gaarka ku wargelisay inay fasax yihiin maalinta Isniinta oo taariikhu ku beegan tahay 18-ka…
Barnaamijka Wax soo saarka oo todobaadkaan looga hadlaayo saameynta ay ku leedahay Cimilada isbadasha Beeraha iyo badqabka cunada Dhageyso:-Barnaamijka Waxa soo saarka iyo Saameynta Cimilada isbadasho was last modified: October…
Wasaaradda beeraha iyo Waraabka DGKGS soomaaliya ayaa maanta baydhabo ku xustey, Xuska Munaasbada Maalinta Cunada Aduunka. Weyneynta maalintan wasaaradda horey waxa ay u qaban jirtey munaasbaado lakin maanta Wasiirka Wasaaradda…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/Rashiid Axmed…
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Guddiga ku-meel gaarka ee Gargaarka dadkii laga soo musaafuriyey Magaalada Laascaanood. Madaxweyne Cabdicasiis Laftagareen ayaa…







