Hoos ka Dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinaayo Wariye Yuusuf Sheekh Adan (Yuusuf Qalinle)
2021
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/Rashiid Axmed…
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Aadan Macalin (Soomaali) ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socday Bangiga Addunka oo kormeer iyo indha indhayn…
Taliyaha Ciidanka Booliska dowladda Soomaaliya Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa Magaalada Kinshasa ee Caasimadda Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Kongo uga qeyb galay Shir sannadeedka Ururka Iskaashiga Madaxda Booliiska Bariga Afrika. Shirka…
Shirkadda Diyaaradaha Talyaaaniga ee Alitalia ayaa waxaa ay xalay soo gebagebeysay Duullimaadyadii, iyadoo Socdaalkii ugu dambeeyey ku sii khatintay Duullimaad ay isaga kala gooshtay magaallooyinka Cagliari iyo Rome. Shirkadda oo…







