Hoos ka Dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinaayo Wariye Yuusuf Sheekh Adan (Yuusuf Qalinle)
2021
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/Rashiid Axmed…
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa kulan wadahadal la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka ee dhinaca Arrimaha Afrika, Mary. Kulanka dhexmaray Wasiir Maxamed…
MW Laftagareen Oo qaabilay Gudiga Taakuleynta Dadkii lagasoo Masaafuriyey Laascaanood-SAWIRO
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Qasriga Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Gudiga Taakulaynta Walaalaha laga soo musaafuriyey Magaalada Laascaanood ee Maamulka Soomaliland. Madaxweynaha ayaa…








